Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa lagu soo waramayaa in toogasho uu dad badan ku dilay ka geestay xarunta dowlada hoose magaalada Virginia Beach ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in toogashada uu geestay nin careesan oo katirsanaa shaqaalaha wakaalada korontada , ninkan ayaana dhismaha dowlada ka geestay toogasho aan kala … Continue reading Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)